Guddomiyihii Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidanka qalabka sida ee G/Nugaal, Xeer ilaaliyihii iyo 2 garsoore oo katirsan isla maxkamadaas ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay iney Xabsiga kasii daayeen Saddex nin oo burcad badeed ku eedaysnaa.
Ragan ayaa Markii la xiriyay waxaa lagu wargaliyay in Madaxwayne Deni uu ugu wacay Madooxtayada ah, kadib Markii ay Madaxtoyada tageena waxaa qabtay Ciidan u diyaarsanaa kuwaas oo Xabsiga u dhaadhiciyay.