Somaliland Oo Amartay In la soo Saaro Lana Dayac-tiro Markab Dagaal Oo Mudo Badda ku Dhex-xumaa.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ciidanka Ilaalada Xeebaha SomalilandL, ayaa amray in badda laga saaro, lana dayac-tiro maraakiibta dagaalka oo Ciidanka Badda Somaliland lahaayeen, kuwaasi oo muddo dheer badda ku jiray.

Waxa Markabkan dagaalka lagu samaynayaa dib-u-habayn iyo dayactir, iyadoo laga nadiifiyo shacaabiga iyo dhagaxa badda. Waxa lagaga shaqaynayaa geerashka dayactirka gaadiidka Ciidanka badda ee Berbera.

Dayactirka Markabkan ayaa socon doona muddo kooban.