Ku dhowaad 180 dhalinyaro Somaliyeed ah ayaa sheegay inay muddo ku go’doonsan yihiin gobolka 𝗞𝗮𝘀𝗮𝗹𝗮 ee dalka 𝗦𝘂𝘂𝗱𝗮𝗮𝗻, kadib markii ay ku fashilmeen safar tahriib ah oo ay ku tageen 𝗟𝗶𝗯𝘆𝗮.
Dhallinyaradan ayaa sheegay in Magafayaal ay ka qaadeen lacago qofkiiba ugu yaraan gaadhaya 𝟭𝟱,𝟬𝟬𝟬 𝗼𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗿, ka hor intii aan dib loogu celin Suudaan.
Waxay sidoo kale sheegeen inay la xidhiidheen Safarada Somaliya ee Sudan, balse aanay weli helin gargaar wax ku ool ah. Dhallinyarada oo ka soo kala jeeda 𝗟𝗮𝗮𝘀𝗰𝗮𝗮𝗻𝗼𝗼𝗱, 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮, 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, 𝗝𝗶𝗴𝗷𝗶𝗴𝗮, 𝗚𝗮𝗿𝗼𝗼𝘄𝗲, 𝗕𝘂𝘂𝗵𝗼𝗼𝗱𝗹𝗲 iyo magaalooyin kale ayaa codsaday in laga caawiyo sidii ay dib ugu laaban lahaayeen deegaannadoodii.Ku dhowaad 180 dhalinyaro Somaliyeed ah ayaa sheegay inay muddo ku go’doonsan yihiin gobolka 𝗞𝗮𝘀𝗮𝗹𝗮 ee dalka 𝗦𝘂𝘂𝗱𝗮𝗮𝗻, kadib markii ay ku fashilmeen safar tahriib ah oo ay ku tageen 𝗟𝗶𝗯𝘆𝗮.
Dhallinyaradan ayaa sheegay in Magafayaal ay ka qaadeen lacago qofkiiba ugu yaraan gaadhaya 𝟭𝟱,𝟬𝟬𝟬 𝗼𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗿, ka hor intii aan dib loogu celin Suudaan.
Waxay sidoo kale sheegeen inay la xidhiidheen Safarada Somaliya ee Sudan, balse aanay weli helin gargaar wax ku ool ah. Dhallinyarada oo ka soo kala jeeda 𝗟𝗮𝗮𝘀𝗰𝗮𝗮𝗻𝗼𝗼𝗱, 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮, 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, 𝗝𝗶𝗴𝗷𝗶𝗴𝗮, 𝗚𝗮𝗿𝗼𝗼𝘄𝗲, 𝗕𝘂𝘂𝗵𝗼𝗼𝗱𝗹𝗲 iyo magaalooyin kale ayaa codsaday in laga caawiyo sidii ay dib ugu laaban lahaayeen deegaannadoodii.
