7
Dadkayga maxaa u dheer dadka somaaliyeed? Maxaa u geeyay raafka iyo gubida guryaha dadka qoxootiga ah ee oramada ah?
Insaanka kac oo dhaqaaq waa ka xaaran marka ay ugu yartahay digniin iyo waqti diyaar garow waa in la siiyaa,!
Dhacdadaa maanta aniga kamid ma ihi kuwa gaystayna kuma taageeraani waana dambi.
Waxan leeyahay dadka sidaa yeelay haka laabteen oo ilaahayna ha uga toobad keeneen.”
Xil Maxamed Abiib
