8
Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran, IRNA, ayaa xaqiijisay in laba qarax ay ka dhaceen Jasiiradda Qeshm ee koonfurta dalka Iran.
Qaraxyadu waxay ka dhaceen dhinaca bari ee jasiiradda.
Weerarada ayaa loo badinayaa inay si toos ah u beegsadeen magaalada Qeshm, halkaas oo gantaal hore looga soo tuuray.
