Shirkadda Imaaraadka ayaa la sheegay inay muddo sannad ah ku soo dhammeystirayso naqshada garoonka cusub oo la qorsheynayo inay sannadkii ka soo deggaan 100 milyan oo rakaab, kaa oo sidoo kale awood u yeelanaya inay dhabihiisa 4 diyaaradood iskumar ka soo degi karaan, muddo shan sanno ah ayaanna la sheegay in garoonka dhismihiisa lagu soo gabagabeyn doono, iyadoo Itoobiya ay u aragto mashruuc kobac dhaqaale u horseedi kara.