8
Khasaaraha ayaa illaa iyo hadda lagu sheegay:
1. 2 Halikobtar nooca MH-6
2. 2 C-130 Hercules ee nooca diyaaradaha xammuulka ciidamada kumaandooska ee hubeysan
2. 2 Daroon nooca MQ-9
Duuliyaha la badbaadiyey ayaa la sheegay in uu yahay dhaawac halis ah, khasaaraha nololeed iyo dhaawaca soo gaaray askartii badbaadisay duuliyaha illaa iyo hadda lama shaacin, laakiin warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaaradda Hercules ee C-130 kaliya ay saarnaayeen 6 askari waxaana la soo riday labo. Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa weli aamusan, joojiyeyna la hadalka warbaahinta.







