19
Taliyaha Ciidanka cirka iyo gantaalaha Iiraan ayaa sheegay in Iiraan ay diyaar u tahay iney jawaab adag ka bixiso weeradadii ugu dambeeyay ee ISRL ay ku qaaday Lubnaan.
Wuxuuuna cadeeyay in weerarada ISRL ee ka dhanka ah Xsbulaaah ay Tehraan u aragto kuwo si toosa u dhaawacaya Iiraan lafteeda.
Wasiirka Arrimaha-dibedda Iiraan, Sayid Cabbaas: “Xabbad-joojintu waa wax cad, Mareykan waa in uu doorto xabbad-joojin ama dagaal….ma soconayso in Lubnaan la xasuuqo, annana xabbad-joojin ku jirno, kubbaddu waxay jirtaa dhanka Mareykan.”

