3
Ciidanka gaar ah ee Soomaaliya ayaa maanta Tababar loogu qaaday dalka Masar. iyada oo Masar dhawaan ay ku soo biirayso dalalka ciidan ahaan u joogaya koonfurta dalka.
Dowladda Masar oo saldhig laga siiyay Waqooyiga Caasimadda dalka ayaa sidoo kale Muqdisho u soo dirtay quburo, tababarayaal iyo Injineero dhisaya saldhiga lagu tababari doono ciidanka Soomaaliya sidoo kale noqon doona saldhiga Masaarida ee ka mid noqonaya AUSSOM.
Laba wadan ayaa sanadkii 2024 gaaray Heshiis difaac iyo in xiriirka labada wadan loo dalacsiiyo mid strategy ah.




