Heemaal News Network

Ex Wasiir Seed Oo ka Hadlay Xeerka Doorashooyinka Ee Uu Saxiixay M/Biixi

Xeerarka doorashada ee uu maanta Madaxwaynahu dhaqan galkooda qalinka ku duugay waa nafis siyaasadeed iyo talaabo hore loo qaaday oo muhiim u ah qabsoomida doorashooyin xor iyo xalaal ah.

Waxa aan talaabadan uga mahad naqayaa golayaasha qaranka oo u dhabar adaygay ka midho dhalinta xeerarkan ay bulshadu sugaysay.

Sidoo kale waxa aan ugu baaqayaa shacabka reer Somaliland inay u diyaar garoobaan doorasho ay ugu hiilinayaan isbedelka lama huraanka ah ee maanta dalkeenu u baahan yahay.

Balanteenu waa in farteena aan ku keeno isbedelka aan ku taamayno ee uu hormuudka ka yahay xisbiga rajada umadeena ee Wadani.

Axmed Muumin Seed

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxwayne Putin Oo Mar kale ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Ruushka

Heemaaln

“Madaxweynaha waxaan isla Qaadanay in Doorashadu Xiligeeda ku Dhacdo ,Ciidamada Turkiga-na”Faysal

Heemaaln

Dood Kulul & Su’aalo:-Dastuurka iyo Qeyla dhaanta Mucaaradka & Fahamka Bulshada Ee Arimaha Masiiriga

Heemaaln