23
Wasaarada arrimaha dibada Israa’iil ayaa ugu baaqday Maalqabeenka dunida ugu hodansan inuu ku daro emoji-ga calanka Somaliland emojiyada sawirada calamaanta dalalka dunida ee bartiisa X horena loo odhan jiray Twitter.
“Elon musk waa wakhtigii calanka Somaliland lagu dari lahaa emoji-yada calamada ee barta X {hore loo odhan jirayTwitter}.”
