Netanyahu Oo Gudaha Maraykanka ka Bilaabay Qorshe Lagu Bur=burinayo Heshiiska Iran Iyo Maraykanka.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Netanyahu ayaa la sheegay inuu hada gudaha Maraykanka ka billaabay qorshe dagaal oo ah cadaadis la saarayo Trump, si loo burburiyo heshiiska uu Trump la gaaray Iiraan.

Haddii aad akhrisay fallanqeyntii aan horey u baahiyay , waxaad aragtay illaa heer uu Netanyahu doonayo inuu fashiliyo is afgaradka Mareykanka iyo Iiraan, si dib dagaalka loogu laabto.

Waxyaabaha uu hadda sameynayo Netanyahu waxaa ka mid ah warbaahinta garabka midig ee Mareykanka inay baahiyaan cododka ka soo horjeeda heshiiska, isla markaana senatorro saaxiib dhow la ah Israa’iil ay jeediyaan hadallo lagu dhaleeceynayo Trump.

Screenshot