Dowladda Maraykanka Oo Xayiraad kusoo Rogtay Xubno ka tirsan Hoggaanka TPLF

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in xayiraad dhinaca Fiisaha lagu soo roggay xubno ka tirsan hoggaaminta TPLF iyo garabka Ciidanka ah. Xubanaha iyo ehelkooda ayay xayiraadu saameyn doonta sida lagu sheegay war-saxaafadedka.

Waxaa lagu eedeyay in ay carqaladeyeen daddaladii loogu jiray nabadaynta Tigreega. Maraykanku wuxuu sheegay in uu ka sii shaqayn doono ilaalinta Xasiloonida iyo Nabadda Itoobiya.