Israal oo Mulkiilaha X [Twitter] ka Dalbatay inuu Calanka Somaliland ku Daro kuwa Caalamka.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasaarada arrimaha dibada Israa’iil ayaa ugu baaqday Maalqabeenka dunida ugu hodansan inuu ku daro emoji-ga calanka Somaliland emojiyada sawirada calamaanta dalalka dunida ee bartiisa X horena loo odhan jiray Twitter.

“Elon musk waa wakhtigii calanka Somaliland lagu dari lahaa emoji-yada calamada ee barta X {hore loo odhan jirayTwitter}.”