Iran Oo Xal u Heshay Buundooyinkii Uu Burburiyay Maraykanka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Iiraan ayaa 24 sacaad gudahood xal u heshay in gaadiidka ku xannibnaa buundooyinka uu Mareykanka burburiyay loo helo waddooyin ay maraan.

Xalkan loo helay Burburka ayaa meesha ka saartay saameyn kasta oo ka dhalan kartay weerarrada uu Mareykanku ku burburiyay buundooyinka, waxaana la falay waddooyin kumeel-gaar ah oo laga dhinac sameeyay bundooyinka la burburiyay, sida ay werisay wakaaladda wararka ee Tasnim.