2
Midowga Afrika ayaa si cad u diiday dhammaan noocyada faragelinta shisheeye ee looga gol leeyahay kala qaybinta Soomaaliya, isagoo cambaareeyay tallaabo kasta oo ay cid walba qaaddo oo wax u dhimaysa madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
Midowga Afrika ayaa sidoo kale dib u xaqiijiyay ixtiraamka uu u hayo madaxbannaanida, midnimada iyo madax-bannaanida go’aanka qaran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya




