Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ee dhawaan xilka la wareegay Andy Burnham, ayaa isku diyaarinaysa inay qaado tallaabooyin adag oo ka dhan ah Israa’iil oo ay ku jirto cunaqabateyn lagu soo rogo mas’uuliyiinta Israa’iil, joojinta badeecadaha ka imaanaya dhulka la haysto iyo adkeynta cunaqabateynta saaran dhoofinta hubka,iyado.
Sidoo kale go’aamadan ayaa looga jawaabayaa qabsashada iyo cadaadiska ka dhanka ah Falastiiniyiinta, sida uu maanta baahiyay wargeyska Middle East Eye
Dhinaca kale Somaliland & Isra||L ayaa xoojinaya xidhiidhkooda, iyadoo ay maanta Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta, Mascuud Abdi Ali,kulan la yeeshay Safiirka Isra||L ee Imaaraadka Carabta.
Labada safiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga dhinaca dhaqaalaha, iyadoo Safiirka Somaliland uu dhiggiisa Isra||L ku casuumay booqasho uu ku yimaaddo Somaliland.


