Natiijada Doorashadii Itoobiya Oo la Shaaciyay Iyo Sida ay u kala Heleen Kuraasta Xisbiyada

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Natiijada kasoo baxday doorashada Itoobiya ee dhowaan dhacday, ayaa si rasmi ah loo shaaciyay sidan ayayna xisbiyadii ku loolamayay doorashada Deegaanku ay u kala heleen Xildhibaanada cusub ee Deegaanka Soomaalida.

Xisbiga barwaaqo. 214 xildhibaan.

Xisbiga ONLF 20 xildhibaan.

Xisbiga FEP. 12 xildhibaan.

Somali Federalist Party. 2 xildhibaan.

FG: Tirada guud ee xildhibaanada Deegaanku waa 274 xildhibaan, weli waxaa jira xildhibaano dhiman oo aan la shaacin iyo goobo dib loogu celinayo doorashada.