Israel Oo Khan Yonis Xoog U Duqaysay Iyo Shacabka Oo Ku Khasban In Ay Koofurta U Qaxaan
Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ku hayso magaalada Khan Younis ee Qaza, taasoo ku qasabtay shacabka Falastiiniyiinta ee ku dhaqan deegaankaas in ay ka qaxaan...