4
Badmaaxiintii Masaarida ah ayaa soo gaaray Muqdisho, iyagoo halkaas uga sii diyaar garoobaya dib ugu laabashadooda Qaahira, waxaana safarkooda ku weheliya Safiirka Masar ee Soomaaliya.
Badmaaxiintan ayaa laga soo badbaadiyey markabkii MV Eureka, oo ay kooxo burcad-badeed ah ku qabsadeen xeebaha Soomaaliya.




