Friday, November 6, 2026

Dawlada Fadaraalka Oo Qiratay Inaysan Sugi karin Amniga Muqdisho.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Federaalka ayaa ka dhawaajisey walaac amni, iyada oo sheegtey in ciidanka dalku uusan u diyaarsanayn la-wareegista amniga ka-gadaal bixitaanka ciidamada shisheeye, sida uu sheegey Taliye kuxigeenka Booliiska, Gen.Cabdalla Cabdalla

“Khatar amni oo aan la dhayalsan karin ayaa dalku wajahayaa ,bixitaanka ciidanka Ugaandha wuxuu keeni doonaa firaaq amni iyo khatar galin amniga caasimadda, ciidankeena masuuliyad ahaan looma diyaarin in ay waajibkaas gutaan.”