5
Dawladda Taiwan ayaa safiir cusub u soo magacowdey Somaliland, halka safiirkii hore, Chenhwa Lou , oo dib ugu laaban doono dalkiisa Taiwan.
Safiirka cusub ee Taiwan u fadhiyi doona Somaliland ayaa ah Chou Shyue-yow , oo hore u ahaa safiir ku-xigeenka Taiwan ee dalka Japan.
