Thursday, November 5, 2026

Golaha Wasiirrada Itoobiya Oo Qaadanaya Tababarkii Milatari Ee Abay ku Amray.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirarrada xukuumadda Abiye Axmed oo dhawaan loo bilaabay tababar dhanka ciidanka ah ayaa loo sameeyey tababarro la xidhiidha qaabka hubka loo rido gaar ahaanna qoryaha la saaro gaadiidka sida Dhashiikaha iyo kuwa la midka ah.

Tabararkan oo weli u socda Golaha wasiirada ayaa looga gol lee yahay in wasiirradu in helaan aqoon difaac oo ay adeegsadaan xilliyada loo baahdo.