7
Sarkaalka ugu sarreeya amniga Iran oo ka digay in furimo cusub haddii cadowgu sameeyo ay taasi noqon doonta qalad kale, asigoo xusay in Iiraan heysato wax ka weyn waxa laga filanaya.
Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka, Mohsen Rezaei, ayaa ka digay in tallaabo kasta oo qaldan oo ay qaadaan cadowga Iran ay horseedi doonto furimo cusub iyo waxyaabo lama-filaan ah oo aad u waaweyn.
