Thursday, October 1, 2026

Hogaamiyaha Tigray Oo ka Hadlay Dagaalka ka Socda Itoobiya

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxwaynaha Tigray Debretsion Gebremichael oo hadda la hadlayay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaalka socda.

Wuxuu yiri ilaa hadda dagaalka socda waxaan ku wadnaa is-difaac annagoo kaashanayna saaxiibbadeena kale, mar dhow waxaan bilaabi doonnaa qaybaha kale ee dagaalka.

Inta uu socdo dagaalku waxaan u gudbi doonnaa qaybaha kale ee dagaalka ee weerarka iyo difaaca.

Wuxuu yiri waxaa laga yaabaa inay waqti qaadato, laakiin waxaan idin sheegayaa inaan soo afjari doono ciidamada Barwaaqada,waa siduu hadalka udhigaye.