Wednesday, August 26, 2026

Iiraan iyo Cumaan Oo Maanta ku Heshiiyay inay Qaybsadaan Maamulka iyo Dhaqaalaha Marinka Hormuz

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Iiraan iyo Cumaan ayaa maanta heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan.

Lama soo bandhigin faahfaahinta heshiiska, sidoo kale dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska la sheegay in laga gaaray marinka Hormuz , oo dhigaya maraakiibta adeegsanayana in laga qaadayo lacag ay qaybsanayaan Iiraan iyo Cumaan.

Screenshot