Wednesday, October 21, 2026

IIRAAN: “Waxaan Gantaalo ku Weerari Karnaa Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanka.”

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC), Jeneraal Sare Mostafa Izadi, ayaa sheegay in dalkiisu awood u leeyahay inuu gantaallo ku beegsado maraakiibta ciidamada badda ee Mareykanka.

Wakaaladda wararka ee Fars ayaa soo xigatay Izadi oo sheegay in awoodda gantaallada Iiraan ay kor u kacday, dhinacyada tirada iyo tiknoolajiyadda labadaba.