Maayarka Muslimka ah Ee Magalada New York Oo ka Qayb-galay Munaasibada Israel Lagu Taageerayo.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Maayarka muslimka ah ee magalada New York, Zohran Mamdani ayaa noqday maayarkii ugu horeeyay taarikhda ee aan ka qaybgalayn munaasibada bandhiga sanadlaha ah ee maalinta ISRL.

ISRL Parade day, waa bandhig socod ah oo taageero wayn loogu muujiyo ISRL, waxaana sanad walba lagu qabtaa magalada New York gaar ahaan wadada fifth Avenue, dhamaan Maayar kasta oo New York soo maray waa ka qaybgali jirey bandhigan si uu u muujiyo taageerada iyo garab istaaga bulshada YHDa.

Hase ahaatee Zohran Mamdani wuxuu sheegay inuusan issagu ka qaybgali doonin bandhigan oo qabsoomaya 31-ka bishan May. Dad badan ayaa arintan ku dhaliilay Mamdani, waxayna ku tilmaameen inuu yahay labo wajiile, balse issagu wuxuu sheegay inuu leeyahay aragti siyaasadeed oo ka duwan tan ISRL, wuxuuna horeynu dhaliilay maamulka ISRL, isagoo xasuuq ku tilmaamay waxa ay ISRL ka geysatey marinka Qasa.