Madaxwayne Trump Oo Caawa Kulan Casho ah la Qaatay Dhigiisa Iyo Madaxda kale Ee Shiinaha

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Donald Trump ayaa magaalada Beijing kaga qeyb-galay casho rasmi ah oo ay dowladda Shiinaha u qabatay, taas oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxwayne Xi Jinping iyo marwadiisa Peng Liyuan.

Dhanka Mareykanka waxaa Trump wehlinayey xubno ka tirsan wafdigiisa siyaasadeed iyo ganacsato xiriir dhow la leh shirkadaha Mareykanka ee ka shaqeeya suuqyada Asia, halka dhinaca Shiinaha ay kasoo qeyb-galeen masuuliyiin sare oo dowladeed iyo madax ganacsi oo ay kamid yihiin saraakiil ka socday Tesla, Alibaba iyo Huawei.

Cashada ayaa ka dhacday hool si heer sare ah loo diyaariyey, waxaana lagu soo bandhigay cuntooyin dhaqameed Shiine ah oo ay kamid ahaayeen digaag-biyoodka caanka ah ee Beijing, kalluun iyo hilib si gaar ah loo diyaariyey, kuwaas oo loo isticmaalo munaasabadaha lagu maamuuso madaxda caalamkaTelefishinka Israa’iil ka soo baxa ee Channel ayaa ku warramay in Israa’iil ay sare u qaaday heerka heeganka militari ilaa heerkii ugu sarreeyay, iyadoo isu diyaarineysa suurtagalnimada in dagaalka Iiraan uu markale dib u qarxo kadib marka Trump kasoo laabto Shiinaha.

Screenshot

Screenshot

Screenshot

Screenshot