Dowlada Federaalka Oo ku Adkaysatay in ay la Dagaallamayso Ciidanka Hubaysan ee kasoo Horjeeda:

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Federaalka ayaa ku adkaysatay in ay la dagaallamayso ciidanka hubaysan ee ka soo horjeeda: iyadoo sheegtay inaysan Marnaba aqlaynin in ciidan hubaysan oo maleeshiyaad ah lagu soo daayo magaalada Muqdisho.