Maraykanka Oo DFS ku Bogaadiyay Talaabada ay ka Qaaday Askartii ku Xadgudubtay Calankiisa

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Mareykanka ayaa ka digay in falalka loogu xadgudbayo calankiisa ee ka dhacay Muqdisho ay waxyeello u geysan karaan xidhiidhka kala dhexeeya Soomaalida.

Sidoo kale Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo dhaweysay tallaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xiray shaqsiyaad lagu eedeeyay inay si anshax-darro ah ula dhaqmeen calanka Mareykanka, iyadoo sheegtay in falalka noocan ahi waxyeello u geystaan xiriirka labada dal.

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in eedeysanayaasha la xiray, isla markaana uu socdo baaritaan iyo tallaabooyin sharci ah