Monday, November 9, 2026

Mareykanka Oo soo Saaray Liiska 23 Dal oo ay ku Jirta Somaliya Uga Digay Dadkiisa Khatar Amni-na ku Sheegay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Mareykanka ayaa Wadamadii uu burburiyay Khatar amni ku sheegaya islamarkaana uga digay muwaadiniintiisa inay u safraan dalalkaasi..

Liiska 23 dal oo ay kujirta Soomaaliya ayaa ayaay baahisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka iyadoo kusheegeysa in muwadiniinta Mareykanka ah anay usafri karin dalalkaas oo khatarta amni ee kajirta ay ka dhigtay daranada 4aad.

Dalalka ayaa ka kooban kuwa ay u burburiyeen siyaasad ahaan kuwa ay kuduuleen iyo kuwa ay iminka kashaqeynayan sidii ay uburburin lahaayeen.

Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa kamida Dalalka ay khatarta amni kusheegeen oo an dadka Mareykanka ah looga digay inay usafraan.