Monday, November 16, 2026

Sadax Dhalinyaro ah Oo ka Hortimid Hadalkii Salaadiinta Jibriil-yoonis Oo Xabsiga Borama la Dhigay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ciidanka Booliiska Boorama ayaa hada Xabsiga u taxaabay sadex dhalinyaro ah oo saaka u jawaabtaay Salaadiinta dhaqanka Beelaha Jibriir yoonis oo maalintii shalay ahayd ka hadlay Colaada ka taagan xeebaha gobolka Awdal.

Dhalinyarada ayaa ka Soo horjeesatay qaabka ay Salaadiintooda uga hadleen colaada u dhaxeysa Beelaha Gadabuursi iyo Ciise, waxana la sheegay in xarigoodu ay amreen dhaqanka Beeladooda.