Golaha Barlamanka Itoobiya waxaa la horgeeyay sharci- horleh oo ka hadlaya Canshuuraha. Sharcigan cusub ayaa jideynaya in ganacsadaha toban sanno kahor xisaabtisa lagu noqon karo, laguna sameyn karo baadhitaan. Siddoo kale qofka wax laga iibsaday ee aan Rasiid Bixin ayaa wajihi doona gannaax lacageed oo 100,000 Bir ah. Hadii ay soo noq-noqotana waxaa la horgeyn doona sharciga.
Arrinta hadal haynta dhalisay ayaa se ah in xeerkan jideynayo in canshuur bixiyaha 10 sanno oo tagay xisaabtisa la baadhi karo, hadii wax lagu hellana la waydiin doono.
Muhiimadu waa in Rasiidada la kaydsado. Mar hadii toban sanno dib loo noqonayo..
