1
Ciidanka Ilaalada Xeebaha SomalilandL, ayaa amray in badda laga saaro, lana dayac-tiro maraakiibta dagaalka oo Ciidanka Badda Somaliland lahaayeen, kuwaasi oo muddo dheer badda ku jiray.
Waxa Markabkan dagaalka lagu samaynayaa dib-u-habayn iyo dayactir, iyadoo laga nadiifiyo shacaabiga iyo dhagaxa badda. Waxa lagaga shaqaynayaa geerashka dayactirka gaadiidka Ciidanka badda ee Berbera.
Dayactirka Markabkan ayaa socon doona muddo kooban.
