Friday, September 18, 2026

Ugu yaraan 15 Qof Oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Masaajid ku yaalla Pakistan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ugu yaraan 15 Qof ayaa ku Dhintay Qarax ka dhacay masaajid ku yaalla Pakistan, halka ku dhowaad 50 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Qaraxu wuxuu sababay dhimasho iyo dhaawacyo badan, waxaana goobta si degdeg ah uga hawlgashay gurmadka degdegga ah.

Ciidamada ammaanka iyo maamulka Pakistan ayaa bilaabay baadhitaan ku saabsan qaraxa iyo cidda ka dambaysay.

Dadkii dhaawacmay ayaa loo qaaday goobaha caafimaadka si loo daweeyo, iyada oo mas’uuliyiintu ay kordhiyeen dadaallada lagu xaqiijinayo amniga goobaha cibaadada.

Source Al-jazeera