Friday, September 18, 2026

Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Ururka Ganacsatada Taiwan Ee Somaliland

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL , Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ururka Ganacsatada Taiwan ee Somaliland, oo ay hoggaaminaysay Guddoomiyaha Ururka ee Somaliland, Alyne Chen.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay fursadaha maalgashi ee dhinacyada macdanta iyo tamarta Somaliland, iyadoo la qorsheeyey in bilaha soo socda la qabto shir ballaadhan oo diiradda lagu saarayo Arrimaha maalgashiga ee labada waddan.