Tuesday, October 27, 2026

Yurub oo dib u billowday wadahadallo toos ah oo ay la yeelanayso Ruushka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Finland iyo Ra’iisul Wasaaraha Norway ayaa si lama filaan ah wadahadal khadka taleefanka ah ula yeeshay Putin.

Sida lagu sheegay xafiiska hoggaamiyaha Finland, hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa iyagu bilaabay xiriirkaas taleefanka.

Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo soo afjari lahaa dagaalka ka socda Ukraine iyo tallaabooyinka loo baahan yahay in la qaado si loo gaaro yoolkaas.