Weeraryahanka Manchester United ee Rasmus Hojlund ayaa jabiyey rikoodhka gool-dhalinta horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League markii uu laba gool oo degdeg ahaa ka dhaliyey...
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa maarayn doonta mushaharka badan ee ay siin doonto xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ee la filayo inay xagaaga...
Xulka kubadda cagta ee Falastiin ayaa Axadii la ciyaaray kooxda koonfur afrika ee Western Cape 11, kulankaas oo ahaa mid saaxiibtinimo oo lagu muujinayey midnimada...
Xulka qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika oo ay finalkii ku garaaceen Nigeria, waxaana guushooda go’aamiyey gool uu waqti dambe u dhaliyey...
Xulka qaranka Qatar ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Asia ee 2024 oo ay martigeliyeen, waxaanay ciyaartii finalka 3-1 ku garaaceen Jordan oo saddexda goolba uu...
Tababaraha Tottenham Ange Postecoglou ayaa hogaaminaya tababarayaasha Premier League ee sida weyn uga soo horjeestay kaadhka cusub ee buluuga ah ee la doonayo in kubada...