Sunday, September 6, 2026

Dowlada Federaalka Oo Caalamka Ugu Baaqday in Lagu Garab-galo La-dagaallanka Burcad-badeedda

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda Federaalka ayaa caalamka ugu baaqday in lagu garab-galo la-dagaallanka burcad-badeedda, iyada oo sheegtey in ciidamada Qaranku dagaal kula jiraan.

Dawlada Somaliya waxa ay warsaxaafadeedkan oo ay Af Carabi ku soo-saartay muujisey; in rabto dalal kala qayb-qaata dagaalka Burcad-badeed ku soo laabatay Gacanka-cadmeed iyo sida oo kale in aan la-dagaallanka burcad-badeeda laga la hadlin Dowlad-goboleedyada.

Waxa xusid mudan in xeebaha kiisaska burcad-badeed ay ka taagan yihiin ay yihiin kuwa bari ee dalka ee Puntland, oo iyadu sannadihii u danbeeyey aan wadashaqayn la lahayn DFS.