Maraykanka Oo Qiratay in Dhaawac soo Gaaray Duuliyihii Diyaarada F-35A Ee Iran weerartay

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Ciidanka cirka Maraykanka ayaa qiratay in duuliye ka tirsan Ciidanka Cirka ee US uu ku dhaawacmay weerar ay Iran ku guuleysatay oo lagu qaaday diyaarada F-35A Lightning II, taas oo ay waxyeelo soo gaartay 19kii bishan.

F-35 A waa mid kamid ah diyaaradaha ugu casrisan ee Mareykanka ay ku fanaan, waxaana qiimaheeda uu dhaafsan yahay $100Malyan oo Dollar, in ay Iran gantaaladeedu waxyeelo u gaystaan waxay ka dhigan tahay fashil baaxad weyn & qiimo dhac ku imaanaya Diyaaradan.

Dagaalku ma aha mid hal dhinac u janjeera, waxaa jira iska caabin dhab ah oo ka imaanaysa Iran.

Mareykanka ma sheegin heerka khasaaraha diyaaradan gaarsiisan yahay, laakiin Askariga ayay qirteen in uu dhaawac yahay, si nabad ahna kudajiyey diyaaradan oo waxyeelo qabta.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.