Saturday, August 22, 2026

“Hadii Somaliland la Weeraro Waxay Ka,Dhigantay Isreal Oo La Weeraray” Khabiir Maraykana Ka Digay

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Hadii Somaliland La Weeraro Waxay Ka,Dhigantay Isreal Oo La Weeraray”Khabiir Maraykana Ka Digay In Somaliland La Doonto Ama Shooladeeha La Galo.

Khabiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka, Dr. Walid Phares, oo horena La-taliye ugu soo ahaa Donald Trump, ayaa sheegay in weerar lagu qaado Somaliland loo arki doono arrin saameyn ku yeelan karta Israa’iil.

Phares ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku sheegay: “Hadii Somaliland La Weeraro Waa Isreal Oo La, Weeraray.”

Hadalkan ayaa imanaya xilli Phares uu dhawaan si weyn uga hadlay muhiimadda istiraatiijiyadeed ee Somaliland iyo doorka ay ku yeelan karto amniga iyo ganacsiga Geeska Afrika.