Saturday, August 22, 2026

Wasiirka A.Dibada Israa’il Oo Caawa Jeediyay Hadal Dejinaya Xiisada Turkiga iyo Israa’iil.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar ayaa caawa jeediyay hadal u muuqday in lagu dejinayo xiisadda sare martay ee Israa’iil iyo Turkiga.

Isagoo caawa la hadlay telefishinka Israa’iil ee Channel 12, wuxuu yiri;-“Ma dooneyno in xiisad ay naga dhex dhalato Turkiga. Mar walba waxaan doorbideynaa in xaaladaha lagu xalliyo isfaham iyo ka fogaanshaha iska horimaad, iyo farriimo diblomaasiyadeed.”