1
ITOOBIYA: “Dad ka badan 130 milyan ma fadhin karaan marin-badeed la’aan, amnigeena ayaa ku xidhan, waxaan u baahan nahay in aan si wadajir ah oo nabdoon badda uga wada faa’ideysanno annaga & dalalka Gobolka….
Haddii aan la helin heshiis baddeed jilaalkayaga danbe iskama fadhiisan doonaan bad la’aan, sidoo kalena badbaadadeennu waa bad.” — Wasiirka Waxbarashada,Berhanu Nega ayaa u sheegey wakaaladda ENA

