Tuesday, September 8, 2026

Ruushka Oo ka Horyimid Weerarrada Xuutiyiinta ku Qaadaan Xarumaha Rayidka ah Ee Sacuudiga

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, oo maanta la hadlay Al Arabiya ayaa u sheegay in weerarrada Xuutiyiinta ay ku qaadaan xarumaha rayidka ah ee Sacuudiga ay yihiin kuwo aan la aqbali karin.

Lavrov ayaa sheegay in weerarradaasi ay sidoo kale saameyn ku yeelanayaan dhaqaalaha caalamka.

Dhinaca kalr Ruushka ayaa xalay weerarro culus ku qaaday Ukraine, waxaana bartilmamaeedyada ku jiray goobo ku yaal caasimadda Kyiv, iyadoo muuqaal mar dambe la helay uu soo bandhigay labo gantaal oo ballistic oo waqti isku dhow uu Ruushku ku qarxiyay bartilmaameed ku yaalla Kyiv, sida ay werisey CNN.