Ciidanka militariga Mareykanka ayaa billaabay inay isaga baxaan shaqada, sababo la xiriira taageerrada Mareykanka ee Israa’iil, iyadoo warbixin ay soo bandhigtay Al-jazeera lagu sheegay in askar ka tirsan ciidanka Mareykanka ay sheegeen inay kusii jiri karin xaaladan.
“Mar dambe kuma sii wadi karno niyadda wanaagsan in aan u adeegno maamul ku xadgudba sharciga Mareykanka iyo kan caalamiga ah.”