15
Muuqaal laga duubay dhalinyaro ayaa muujinaya iyagoo lagu hor taagan yahay albaabka masaajidka xilli ay doonayeen inay salaadda tukadaan.
Qofka muuqaalka ku jira ayaa u muuqda inuu wato ul ama xarig wax lagu garaaco, isagoo dhalinyarada ka Ceyrinaya albaabka masaajidka.
Dhalinyaradan ayaa la sheegey, sababta loogu diiday masaajidka inay la xiriirtay qaabka timahooda, loogu xiiray, kuwaasoo markii denbe garaacay Sheekhii ka hor-istaagay Masaajidka..
