Tuesday, September 29, 2026

Haweenay Oo Markii Ugu Horeysay Ra’iisul wasaare ka Noqotay Dalka Morocco.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Fatima Ezzahra ayaa noqotay haweenaydii u horreysay oo Ra’iisul wasaare ka noqota dalka Morocco, ka dib markii uu maanta xilkan u magacaabay boqorka Morocco, Mohammed VI.

Haweenaydan oo 50 jir ah, waxay hadda haysay xilka guddoomiyaha Marrakesh, waxayna horey usoo noqotay xildhibaan.

Magacaabista xilka ra’iisul wasaaraha ayaa ka dambeysay markii xisbiga ay hoggaamise ee PAM oo ah xisbi isugu yeera mid dhex dhexaad ah oo u janjeera xorriyada uu helay kuraasta ugu badan ee Baarlamaanka , doorashadii dhacday 23 bishan September 2026.