18
Pakistan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay duqeymo ka fulisay gobollada Kunar iyo Helmand ee Afghanistan.
Dowlada Pakistan ayaa sheegtay in duqeymahaas lagu dilay 22 qof oo la tuhunsan yahay inay yihiin argagixiso, Xiriir laleh Sirdoonka Hindiya, halka Kabul ay sheegtay in sagaal qof oo rayid ah ay ku dhinteen.
Taliban ayaa Xadka Pakistan ku daabuleysa maleeshiyaadkeeda iyo Ciidanka kaydka si ay u weerarto Pakistan.
