Thursday, October 1, 2026

Xuutiyiinta Oo Mar kale Weeraray Garoonka Diyaaradaha King Khalid ee Riyadh Iyo Maka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xuutiyiinta ayaa mar kale weeraray Garoonka Diyaaradaha King Khalid ee waqooyiga Riyadh, caasimadda Sacuudiga.

Sidoo kale Xuutiyiinta ayaa duqeeyay warshad korontada siisa Masjidka Nabiga NNKH ee dhulka barakaysan ee Maka.

Riyadh waxay qiyaastii 900 kiiloomitir u jirtaa Yemen. Ciidamada Xuutiyiinta ayaa marar badan sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin aargoosi ah oo ka dhan ah weerarrada lagu beegsado caasimadda Yemen.